Sudan: Indhoole Soomaaliyeed oo Shahaadada Master Degree-ga Qaatay.
Maxamed Axmed Maxamuud oo Dadka u yaqaanaan (Maxamed Indhool) waxaa uu ku dhashay Indhoolanimada, hasa yeeshee waxaa uu u istaagay sidii uu dadka kale uu ula mid noqon lahaa waliba dhanka Waxbarashada....
View ArticleFariin ku socota Dadka Dega Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
Waxaan taageeraynaa isla markaasna si aan hagar lahayn u soodhawaynaynaa dhawaaqa iyo kacdoonka ah in G/Jubbooyinka maamul iyo nadaam iyo kaladanbayn loosameeyo. Waxaana soodirnay Gudi xaqiiqo raadis...
View ArticleIXIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !! (Qormo Xiiso Leh)
Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo...
View ArticleXARIGA SAXAFIYIINTA MUXUU SAHLAYAA?
Soomaliaya waxaa kacuratay dowlad muda hatan lagajooga 21sano kadib ayaa waxaa laga,soo gudbay waxlayirahdo kumelgar iyo sad bursi waxaa mahad balaran iskaleh ilheygii abuuray Konkani...
View ArticleMeel loo laabtaa majirtee, jilbaha halloo dhigo.!! (Qalinkii Maxamed Xaaji)
DILAAGA DADKEENA…..Ninkii gabar QURUX badan doonaya wuxuu gabadha ku shukaansadaa inuu nin fiican oo CAANA MA DAADSHA ah yahay si uu u kasbado qalbigeeda, maadaama uu insaanku qof wanaagsan oo mas’uul...
View ArticleMaxaa keeney weerarkii lagu qaadey Masjidka Xaram 1979?
Assalaamu Alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso dhab ah oo dhacday Xaramka mudo iminka laga jooga 34 sano! Qof kasta oo Muslim ah waa fahansanyahay qeymaha iyo qadarinta ay naga mudanthay magaalada...
View ArticleKonton Kun oo Doolar oo Halis Wadata !! (Warbxin Xiiso leh)
“Rasaasta aan Maqleyney Alla Waa Wariye Hebel ee Deriskeennaa ahaa waxa la diley , markiiba Laba Nin oo ka dhawaa halkii lagu diley Wariyaha ayaa meel Luuq ah ku eryadey Raggii Diley Wariyaha waxayna...
View ArticleMa taqaannaa sababta ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDU? (Qalinkii Maxamed Xaaji)
Wax kasta oo dunidan yaallaa waxay maraan 3 MEERTO, Way dhashaan, way koraan, deetana way dhintaan marka laga reebo QABYAALADDA Soomaalida…! Waxaan marka dhowr mar is waydiiyay sababta keentay inay...
View ArticleDOWLAD DALKEEDII KA MARTI AH: Federaalka qabyaaladeed iyo khatarta uu soo...
Cudurka kaa gala fardaha, haddii laga gubo dameer, dawada lama gaarayoo waa hadal abwaan hore waana howshan haatan dalkeenna ka hana qaadday. Dowladdu faraha haka qaaddo gobol hebel! Madaxweynuhu...
View ArticleJihaadkii Baararka iyo Taraamuusta Barafka.
Jihaadkii BAARARKIYO, Basaskaa bulshawaynta, Baallayaasha nalalkiyo, Taraamuusta Barafka, Beeraha baaxadda wayniyo, Xeebaha barbaartu ka buuxdo, Wax kastoo baraare horseedi, Waydinkaa beegsanayee,...
View Article