Prof. Abdullahi “Soomaaliya hadda ayey jahadii saxda aheyd qaatay”.
“Soomaaliya oo Jahadii saxda ahayd qaatay markii ugu horaysay sanado badan kadib” sidaas waxaa yiri Prof. Abdullahi Ali Hassan Maamulaha Hay’adda Center For Education And Devolopment (CED) oo ka...
View ArticleMareykanka oo sanadka 2020 noqonaya dalka ugu shidaal soo saarid badan...
Hay’ada Tamarta aduunka the International Energy Agency (IEA) ayaa maalintii Isniinta 13/11/2012 sheegtay in Amerikaanku uu noqonaya dalka ugu shidaal soo saarid badan caalamka oo dhan , uuna ka sari...
View ArticleFadhliga soomka malinta caashuurada(By Ustaad Osman S. Hersi).
All-ahlusunna: Ilaaheey baa mahad iska leh allahaasoo koonka oo idil abuurey ahna soo jireen waligii jirey aan billoow laheyn jirina doona oo aan dhammaad laheyn. tilmaantaasna eey isaga keligii ku...
View ArticleQORMO: Dhawaaqii Rasaasta Dhawaaq baa bedelay!
Muqdisho (Xeebta Jazeera)- Dadka qaar riyo maalmeed ayey la tahay in aysan madaafiic ka dhaceyn Muqdisho, rasaas wiifeysa aysan dad jidadka ku dileyn misena iska-hor-imaadyo beeleed aan warbaahinta...
View ArticleMarka Guurka Laguu Diido!
Qubanaha:Waad salaamantihiin walaalaha qeymaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu kusaabsanyahay caado aad ufool xun Quursi oo ubaahan in la’iska kaashado...
View ArticleJaalilayada Soomaaliyeed ee Mataan Cabdulle ee Dalka Holland :waxaan...
Jaalilayada Soomaaliyeed ee Mataan Cabdulle ee Dalka Holland, ayaa waxaa ay siweyn u taageereen hadal dhawaan ka soo yeeray Malaaqa Xamar iyo Xamr daye Malaaq Ali Malaaq Showri. War qoraal ah oo...
View ArticleHagbad siyaasadeedka baarlamaanka!.
Hagbad, shaloongo ama ayuuto magaca aad doontaba ugu yeer waa un lacag ururtay oo leysku darsaday isla markaana iyada oo kuusan uu hal qof qaato, taas oo aan cid kale kala dhaxeyne uu danihiisa gaarka...
View ArticleAniga iyo Adiga Keebaa Dirac Ah? (Maqaal)
Ereyga ‘Dirac’ waxay Soomaalidu ugu yeertaa qofka Geesiga ah ee aan la quuri Karin, laakiin waxaa isweydiin mudan qofka ay soomaalidu geesi u taqaano, sida taariikhda lagu hayo welina saansaankeedu...
View ArticleMadaxweynaha oo xamar ku soo laabtay .
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay safarro shaqo ku tageen dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
View ArticleQowleesatada qoraalka ?
Aduunyada intaa joogto maalin ayaa ku leedahay qarash inaa bixiso muhandiskana aad u sharaxdo qaabka aad u rabto in wax lagu qabto muhandaska wax naqahada dhisa adigo qalaalsi galin qarashka jeybka ugu...
View ArticleShariif Xasan Shiikh Aadan oo ku fashilmay Afduubkii uu damacsanaaa in uu ku...
Gudoomiyihii hore Barlamanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo shaly dib ugu soo laabatay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ,ayaa waxaa in tii uu ku kala sugnaa Dubai iyo Kenya uu waday qorshaha...
View ArticleTaariikhda Shiikha Sidaweyn ay u yaqaaniin Soomaalida Shiilh C/Qadir...
Sheeq C/Qaadir al jeylaani waxaa la dhalay sanadka markuu ahaa 470h kuna beegneed 1077m waxaa uu ku dhashay magaalo yar lagu magacaabo niif kuna taalo dalka iiraan waxaa uu kusoo bar baaray nolol...
View ArticleTABEELAYAAL SOCDA OO AAN IS OGEYN !!!(Faallo) C/qaadir Maxamed Faarax Dulyar .
Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana la oran karaa rubuc qarnigii ugu danbeeyay waxaa Aduunka...
View ArticleCASUUMADII ABOORKA !!!(Faallo) C/qaadir Dulyar
Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa gadooday qabyaaladina aaneey ka marneyn,...
View ArticleWajiyada badan ee al-Shabaab ku joogto Kenya.
Bulshada Soomaaliyeed ee Kenya kunool ayaa dusha looga tuuray mas’uuliyadda in badan oo ka mida weerarrada al-Shabaab, balse falanqeeyayaal xagga ammaanka ah iyo saraakiil ayaa ka digay abaaridda...
View ArticleDalka kiinya waadal ay dadka soomalida ay kuleeyihiin ganacsi aad ubalaaran...
soomalida kudhaqan dalka kiinaya waxaa ay ku heystaan gancsiyo kaladuwan sida iibinta badecooyinka kalajadka ah oo iskugu jira waxyabaha udgonka cadarda, barafuunada ,qalabka electoroniga noocydiisa...
View ArticleAabayshii wiilashooda geerida isu badashay xiliyada colaadaha iyo nabada Faalo.
Waa murti aan horey loo aqoon amaba aan jirin, waqtigii aan bilaabeynay dagaalada iyo fowdada,ama buula xuuftada iyo bowdya qaawiska, balse waaya aragnimo laga dhaxlay dabadeed la bartay, bal si loogu...
View ArticleAMBASHADII AHMED ERIKSSON! Qormo xanuun badan xambaarsan.
Axmed waa 4 sano jir marka loo wadayo dhanka Sweden, lamana socdaan hooyadii Falxado iyo Aabihiis Cawaale. Waxaa lagu daray qoys deriskooda ah oo Sweden ka helay degenaansho qaxootinimo. Ujeedkuna...
View ArticleMaamulka Puntland ” Baqortooyadii Bisadaha Miyaa (Warbixin )
Siyaasi weyn oo rer Puntland ah ayaa hore u sheegay inay degaankaas ka jirto wax uu ugu yeeray Boqortooyada Bisadaha “Cats Kingdom” Taasoo buu yiri markuu curriga weyni keligi laf haysto curiyada yar...
View ArticleMaxaa lagu Xiray Wariye Koronto?
waxaa weli socda qeyla dhaanta ay shacbiga soomaalida ay ka muujinayaan xariga weriye cabdicasiis cabdinuur ibarahim koronto oo k atirsanaa idaacada dalsan ee muqdisho iyo radio ergo, xariga weriye...
View Article