soomalida kudhaqan dalka kiinaya waxaa ay ku heystaan gancsiyo kaladuwan sida iibinta badecooyinka kalajadka ah oo iskugu jira waxyabaha udgonka
cadarda, barafuunada ,qalabka electoroniga noocydiisa kala duwan, sida tv ga telefonyada gacanta iyo waxwaliba aad u mu hiin ah somalida ku heysata halkasi
ganacasigoda a yaa waxaa uu ahaa mid her saro ah in ti aan lagalin bar maamijkii loogu magacdaray ladagalanka argagixisada ee geska afrikada bari?qafalka
dadka somalida ah ee kunool wadanka banaankisa ayaa sameen balaran ku yelatay xaladaha kajira dalka somaliya haba ugu soo hureysee dalka kiinya oo ay somalida
aadka udaganyihiin xafada layirahdo islii oo ay somalida ku heystaan ganacsi aad ubalaaran ayaa waxaa kamid ah rafaka kadhacayo xafada islii ee dalka kiinya, somlida ayaa waxaa ay ahaa yeen kuwa aan lahadlin habeen iyo malin ay sidey donaan umaran gudaha dalka kiinay waloow mudooyinkan dambe somalida si gar ah loo beksanayo xiliyada shaqada ay ku jiraan ayna dabagal ku hayaan cidamada dalka kiinaya?
dhibaatadan ayaa waxaa ay aad usoo if baxday qaraxyadii lala beksaday dalka ugaandho ay ku roox baxeen totobaanka qof iyo qarxii gadhacay nakuuro edalka kiinya ugu dambeeyay
ee lugu dilay askartii kiinyanka aheed ,todobaadyadii dhawaay ayna kaso gudubnay,, ganasiga dadka somalida ah ayaa waxaa ay halkasi kamid ah ay ku hayaan dhisida daraha ay kubaratamayaan
ayagoona waxbadan kabadalay bilicdii xafada islii oo aheed markii hore mel tuulo ah hadana ay kamid tahay meelaha ugu quruxda badan dalka kiinya ey soomalida
ubadantahay, somalida oo dhibaatada uguweyn heysato ay tahay xoriyada oo laga qaado ?
heyda UNka ee qaramada midoobay ee qabilsan qaxootiga, ayaa somalida waxaa ay u sameysaa waxlayiraahdo isdiiwan galin oo ay halkasi ku jogi ka raan waloow dowlada kinyana ay aydana ay soo dhaweysay warqada qaxootiga ah ay bixisa heyadaasi, in kastoo dadka soomalida ah ee kunool dalka kiinaya ay aad ubareen cidanka sugida amniga dhaqaalo kasareya musharkoda ayna ku xisabtamayaan shaqaiga soomaliga ah tasina ayba aad ugu farxayaan markeygacanta kudhigaan shaqsi soomali ah
ayaa waxaa uu yahay dhaqaalaha ugu horeya ay kahelayaan 3000kun ookeenyaan ah unadhiganta 40doolararka marekanka ah sanad kahor ayaa soomaliga markii laxira
waxa lugu siideen jiray lacak udhiganta 1doolar iminka ey timid sicir barar so gara dadka somalida ah ee qaxootiga ee somalida ee kunool dalka kiinya ayaa waxaa ay noqden kuwa sidii xoolihii oo kalo ah in loo soo kaxeysto lana daren siiya qiimaha ay ledahay wadniyada?
waxaa dhadaa in aad tahay shaqsi katagay dalalka yurub ama sita baasaboor yurubiyan waxaa laga yabaa in xooga lugu saaro in aatahay alqaacido halkaasina lagagdiyaariyo
ribood kabadalan kadi ayna kugu noqoto dhalanteed oo uu xalka iskabadalo tasina ay tahay dhado jookto ah oo soo noq noqoto mar waliba?
baacsiga luguhayo dadka somalida ayaa waxaa ay noqotay mid ay kaxumadaan shacabka kinyaanka ah ee kasoo kalhaya aroor waliba xafadaha ay dariska la ah xafada islii ay somalida u badan yhiin shacabkasina kaxooksado
xafada islii ee dalka kiinya mar kaad so dhaxistaaktid waxaa cod baahiye sare ku maqleysaa 5ta saladood ee adanka waxaana kafuran misaajido badan islaamkuna
waa uu ku badan yahay waxaan katukameytaa hindi iyo dad cadaan ah iyo dadka suudanta ah oo kasoo jeeda juba ee wadanka suudaan waxaakalo kafuran gooba laga cunteya sida maqayadah hotelada iyo shir kadaha xawaladah oo ah kuwa udiiwan gashan dowlada?
soomalida kasoo labatay bananka ama dibadaha ama yurub waxaa ay dagan xafadah layiraahdo, weslaan, sothce, helli gam, beklaan , iyo kuwa badan oo ah xafdo aad loo ad keyay amaanka waxaan war diyeyaa dadka kiinyaanka ah e loo yaqaan maseyda waana melo ay kacagan yihiin cidinka boliska ee dalka kiinya manjiraan guryo lokireya hal hal ama singal waxaa dhamaanood lo kireyaa falayt un kirada gurigana waa mid aad uqaliya waa guryo loogutalagalay fimilka
shacabka rer kiinya dhaqalaha ugu horeya waxaa ay kahelaan walahoda somaliyeed dowladana waxaa ay kaheshaa dhaqaalo aad ubalaaran markii lageeyo saldhikayada
waa marka soomaliga laga helo lacakta badan walow wagi hore cidan ka dalka kiinya uu xukumayay nin soomalida aad ujecel kuna amri jiray askarta kiinyaanka ay maangaliyaan soomalida balse mudo kadib is badalay xaalka
wariye bashiir jiidaal baroow