Aduunyada intaa joogto maalin ayaa ku leedahay qarash inaa bixiso muhandiskana aad u sharaxdo qaabka aad u rabto in wax lagu qabto muhandaska wax naqahada dhisa adigo qalaalsi galin qarashka jeybka ugu shubtay dabadeyda lagu xardhay xarun website aad wax ku qorto adiguun maskaxda daalin ayaad ruux ku dhafray in ee wax cusub o tabiyo bulshada u baahna in wax loo soo gudbiyo
Macnahaagu waa maxay?
Hadaan qoraaleyka ugu dagalo qolo dulaan kuma ihi qalink wax kuma dulmiyo xaqiiqda ayaa tabiyaa mugdiga ayaa toosh ku ifiyaa Umadaan aan wax u sheegaa masiirka qoraalka aa meel mariyaa muran kama taagno baryahaan waxaa soo if baxay xarumo website oo ku soo kordhay aalada internetka hadaba akhriste
Mala dhihi karaa waa hormar aa ka gaarnay aalada internetka ?
Hadaba hadaa nonahay u adeegaha bulshada somaliyeed anagu u qaabilsan dhanka war bahinta si aan u soo gudbino waxa aduunyada ka dhaco hadaba websiyeda gaar ayaa lagu soo bandhigaa wax kabaxsan xeerka saxaafada
Dhibaatooyinka laga dhaxlay websiyada umada u baahi qabta inee wax aqriyaan ayaa waxaad arkeysaa in uu amini waye warkaas aad adiguna aad indhahaaga ku daalisay muran adiga galin ayaa waxaad aragtay qof xirafada saxaafada yaqaano soo tabiyay warka ku soo bandhiga barta bulshada oo ugu adeego
Adiga oo warka aqrin ayaad copy leedahay aqalka madoow aad umada xumaanta ugu faafiso ayaa past ku leedahay adiga oo aan xusin qabiirka isku howlay in uu wax soo gudbiyo bulshada
Hadaba ma istiray fadhiid ayaa tahay?
Mar marka qaarkood marka aa booqato website qorkood ayaa waxaa indhaaaga qabanayaa colaad aa i jirin col aa isku duulin cadhiifad aa jirin hadal ben abuur ah in aad ku soo qorto meel bulshada warbixin ee ka sugto
fadhiido soo sumcad saxaafada meel ma uga dhicin ?
Qowleesato inaa tahay qoraalkaada mugdiga ku jiro qalinkaad wax ku dhaceyso qoraalkeysa iyo qadeysa iyo aalada aa isticmaaleyso quburu ayaa isku howlahay adiga qowleysato qoraal ayaa tahay
Qaaska umada hagu badin fadhiid ayaa ka tahay qoraalka qabiirka isku howlay inuu wax qoraan xuquuqda qoraalka maad sheegtid qalinka la guf
Qalinka inaad qas ku wado ma is ugaatay ?
Fikrkaaga waa muhiim akhriste
Abdi Rahman Nuur Abukar (lucky man )
aarshalay@hotmail.com